Gudoomiye Barnaamij “Madaxda Hirshabelle dhamaantood waxay xarun ka dhigteen Muqdisho”

Gudoomiyaha Golaha Badbaadda Hirshabeelle Mudane C/qaadir Maxamed Cusmaan (Barnaamij) ayaa dhaliilay kulan ay Muqdisho ku yeesheen Madaxda Sare ee Hirshabeelle iyo Gudi Xildhibaano ah oo ka socday Aqalka Sare . Gudoomiye C/qaadir Barnaamij ayaa yiri “Xarunta Hirshabeelle waa jowhar,  waxaa nasiib daro ah in Muqdisho gudiga xildhibaanada  Aqalka Sare lagula kulmo Muqdisho iyadoo Maamulada kale … Continue reading Gudoomiye Barnaamij “Madaxda Hirshabelle dhamaantood waxay xarun ka dhigteen Muqdisho”